About Us
🎯 Hadafka (Mission)
“Inaan siino macaamiisheena qalab casri ah oo tayo sare leh,
qiimo macquul ah leh, iyo adeeg degdeg ah – si fudud, ammaan ah,
oo ku habboon nolosha maanta ee digital-ka ah.”
🧠 Waayo-aragnimada (Experiences)
-
Khibrad Dhab ah oo Iib Online ah: Waxaan leenahay waayo-aragnimo sannado ah oo ku saabsan ganacsiga eCommerce-ka, gaar ahaan qaybaha qalabka elektaroonigga ah.
-
So Dhoweynta Macamiisha: Boqolaal macaamiil ah ayaa si joogto ah uga dukaameysta Smart Market, iyagoo ku qanacsan adeeggeenna degdegga ah iyo tayada alaabta.
-
Gaarsiin Waqti Ku Habboon: Waxaan si degdeg ah ugu gaarsiinay macaamiisheena daafaha Soomaaliya, iyadoo la tixgelinayo waqtigooda iyo baahidooda.
-
Shaqaalo La Aamini Karo: Kooxdayadu waa diyaar 24/7 si ay kuu siiso taageero, talo, iyo xal degdeg ah haddii aad la kulanto wax dhibaato ah.
👁️🗨️ Himilada (Vision)
“Inaan noqono suuq online-ka ugu horreysa ee Soomaaliya iyo geeska Afrika,
oo lagu yaqaan kalsooni, tayo, iyo horumarin joogto ah ee adeegyada aan bixino.
in macamiilkeena uusan naga wayin maalin waxa uu ku hamiyo”
Adeegyada Aan Bixino (Our Services)
[product_categories number=”4″ columns=”4″ hide_empty=”0″ orderby=”name” order=”desc” ids=”16,45,48,50″]
